qorilugudnews24.com
Ardayda Kulliyadda Caafimaadka Ee Jaamacadda ALPHA Ee Magaalada Burco Oo Maanta Barnaamij Cilmi-Baadhiseed Ka Fuliyey Kaamamka Barakacayaasha Ee Ku Yaalla Duleedka Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar.
November 8, 2018 - Written by qoriadmin

Ainaba-(QorilugudNews24)-Ardayda Kulliyadda Caafimaadka Ee Jaamacadda ALPHA University Ee Magaalada Burco Ayaa Maanta Barnaamij Cilmi-Baadhiseed Ka Fuliyey Kaamamka Barakacayaasha Ee Ku Yaalla Duleedka Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolka Saraar, Ardaydan Ayaa Sidoo Kale Adeegyo Caafimaad Ka Fuliyey Cisbitaalka Guud Ee Magaaladaasi Caynaba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News