qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Marwo Ilhan Omar Oo Ku Guuleysatey Aqalka Hoose Ee Congress-ka Dalka Maraykanka.
November 8, 2018 - Written by qoriadmin

Minnesota-(QorilugudNews24)-Marwo Ilhan Omar Oo Ka Mid Ahayd Musharixiintii Ka Tartamaysey Gobolka Minnesota state Ayaa Ku Guuleysatey Aqalka Hoose Ee Congress-ka Dalkaasi Maraykanka, Arrintaas Oo Ay Somalilada Halkaasi Ku Dhaqani Si Weyn U Soo Dhaweysey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News