qorilugudnews24.com
Suldaan Cabdicasiis Maxamuud Afguduud Oo Ka Mid Ah Salaadiinta Waaweyn Ee Reer Somaliland Oo Maanta Kormeer Ku Tegey Deegaanka Tuka-Raq Ee Gobolka Sool Iyo Ciidamada Somaliland Oo Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyey.
November 19, 2018 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Suldaan Cabdicasiis Maxamuud Afguduud Oo Ka Mid Ah Salaadiinta Waaweyn Ee Reer Somaliland Iyo Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Ayaa Maanta Kormeer Ku Tegey Deegaanka Tuka-Raq Ee Bariga Gobolka Sool, Halkaas Oo Ay Si Diiran Ugu Soo Dhaweeyeen Ciidamada Qaranka Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News