qorilugudnews24.com
Kuuriyada Waqooyi Oo Tijaabisey Hub Cusub Oo Ku Qalabeysan Tiknolojiyadda Qiyaasaha Ka Baxsan Iyo Cuntadii Loogu Jeclaa Britain Oo Sii Yaraanaysa, (Xogoha Dahsoon).
November 20, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dawladda Dalka Kuuriyada Waqooyi Ayaa Tijaabisey Hub Cusub Oo Ku Qalabeysan Tiknolojiyadda Qiyaasaha Ka Baxsan Iyo Mid Ka Mid Ah Jimciyadaha Difaaca Deegaanka Ee Dalkaasi Britain Oo Sheegtay In Mid Ka Mid Ah Cuntada Loogu Isticmaalka Badan Yahay Dalkaasi Britain Ay Halis Ugu Jirto In La Waayo Taas Oo Ah Hilibka Kalluunka Ee Ay Badhada Shiilani La Socoto, (Xogoha Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News