qorilugudnews24.com
”Ma Nihin Dad Loo Taliyo Oo Nin Kale Waxooda Metelaayo”, Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Isbedelka Ka Socda Geeska Afrika Iyo Hadaaq-Carruureedka Ka Soo Yeedhaya Maamulka Villa Somalia
November 20, 2018 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-”Ma Nihin Dad Loo Taliyo Oo Nin Kale Waxooda Metelaayo”, Sidaas Waxa Yidhi Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Adag Uga Hadlay Isbedelka La Sheegay In Uu Ka Socda Mandaqadda Geeska Afrika Iyo Hadaaq-Carruureedka Ka Soo Yeedhaya Maamulka Villa Somalia Ee Qalwo-Waxareedka Lagu Ilaaliyo.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News