qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Ucid Oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Xilka Ka Qaado Wasiirada Saaqidey Iyo Kuwa Ciil-Qabayaasha Ah.
November 21, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiye Ku-Xigeenka Koowaad Ee Xisbiga Ucid Md. Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni Ayaa Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Ugu Baaqay In Uu Xilka Ka Qaado Wasiirada Saaqidey Iyo Kuwa Ciil-Qabayaasha Ah, Sidoo Kalena Dhaliilo Ba’an Ku Hurgufey Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Ee Somaliland Mr. Cabdillaahi Abokor.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News