qorilugudnews24.com
Qisada Masaajidka Xasanka Labaad Ee Laga Dhisay Badda Dusheeda Ee Dalka Marooko (Xogaha Dahsoon).
November 21, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Masaajidka Xasanka Labaad Ee Dalka Marocco Waa Masaajidka Laga Dhisay Badda Dusheeda, Isla Markaana Ay Ku Kuleen Arrimo Badan Oo Qurux Iyo Qiimoba U Yeelaya Kuwaas Oo Aan Laga Heli Karin Masaajidada Kale Caalamka Intiisa Kale, Waana Masaajidka Ay Gaarka U Tahay In Uu Ka Kordhisan Yahay Biyo-Baddeedka Badda Atlantic-da, Waana Masaajidka Muuqa Dheer Ee Gudihiisana Ay Ka Socoto Tacliinta Badani.
Masaajidkan Oo Ku Yaalla Xeebaha Magaalada Darul-Baydaa (Casablanca) Ee Dalka Marocco Ayaa Ka Mid Ah Masaajidada Ugu Waaweyn Uguna Quruxda Badan Caalamka, (Xogoha Dahsoon).
By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News