qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Aqoonsiga Somaliland Oo Lagaga Naxiyey Maamulka Faashiga Ah Ee Ka Dhisan Villa Somalia Ee Nabar Iyo Naxdin Iyo Waddamada Isku Raacay.
December 2, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Aqoonsiga Somaliland Ayaa Lagaga Naxiyey Maamulka Ka Dhisan Villa Somalia Ee Nabar Iyo Naxdin, Iyo Waddamada Isku Raacay Oo Ay Tiradoodu Isa Soo Tarayso, Arrintaas Oo Jiif Iyo Joogba U Diidey Maamulka Faashiga Ah Ee Villa Somalia, Kaas Oo Ay Hadhaysay MusuqMaasuq Baahsan, Al.Shabaab, Daacish, Al-Qaeda, Budh-Cad Baddeed Iyo Kooxo Kala Duwan Oo Haddana Kala Hadaf Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News