qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Ciidamada Qaranka Ee Somaliland Oo Maanta Gaadhi Ambulance Oo Ay Hore U Dhacday Maleeshiyo-Beeleedka Caarre Hore Ku Wareejiyey Badhasaabka Gobolka Sanaag.
December 2, 2018 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Ciidamada Qaranka Ee Somaliland Ayaa Maanta Gaadhi Ambulance Oo Ay Hore U Dhacday Maleeshiyo-Beeleedka Col. Caarre Hore Ku Wareejiyey Badhasaabka Gobolka Sanaag, Gaadhigaas Oo Laga Lahaa Degmada Xiis Ee Gobolka Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News