qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Weftigiisii Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Hargeysa, Una Quus Gooyey Maamulka Villa Somalia Ee Nabar Iyo Naxdin.
December 2, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shacabka Ku Dhaqan Magaalad Hargeysa Ayaa Maanta Si Ballaadhan Oo Aan Loo Kala Hadhin U Soo Dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Iyo Weftigii Ballaadhan Ee Uu Hoggaaminayey Oo Muddo Laba Toddobaad Ah Safar Shaqo Ugu Maqnaa Gobollada Bariga Ee Dalka Somaliland. Madaxweyne Biixi Ayaa Khudbad Uu Ujeediyey Dadka Reer Somaliland Waxa Uu Ugu Quus Gooyey Maamulka Ka Dhisan Villa Somalia Ee Nabar Iyo Naxdin

                                                                                               

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News