qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dalalka Somaliland Iyo Kenya Oo Wada Gaadhey Heshiis Ganacsi Oo Si Weyn Uga Nixiyey Xukuumadda Addis-Ababa.
December 3, 2018 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Weftigii Ballaadhnaa Ee Uu Hoggaaminaayey Wasiirka Arrimaha Dibedda Ee Somaliland Pro. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faraton) Ayaa Maanta La Kulmay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Ee Dalkaasi Kenya Mr. Peter Munya, Kulankaas Oo Qaatay Muddo Saacado Ah Ayaa Waxa Lagaga Wada Hadlay Xoojinta Xidhiidhka Ganacsi Ee Ka Dhexeeya Somaliland Iyo Kenya, Arrintaas Oo Si Weyn Uga Nixisay Xukuumadda Addis-Ababa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News