qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Dawladda Dalka Sweden Oo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Ugu Deeqday Doonyo Dagaal Oo Casri Ah.
December 3, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Dawladda Dalka Sweden Ayaa Ciidanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland Ugu Deeqday Doonyo Dagaal Oo Casri Ah Iyo Gaadiid Kale Oo Kala Duwan, Kuwaas Oo Maanta Lagula Kala Wareegey Magaalada Berbera.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News