qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal-Carruureed Hore Uga Soo Yeedhay Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Ethiopia Mr. Cagjar, Hadalkaas Oo U Muuqdey Mid Daaha Dabadiisa Looga Soo Yeedhiyey.
December 3, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixisay Hadal-Carruureed Hore Uga Soo Yeedhay Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Ethiopia Mr. Cagjar, Hadalkaas Oo U Muuqdey Mid Uu Daaha Dabadiisa Looga Soo Yeedhey, Uuna Soo Abaabuley Mr. Farmaajaha Maamulka Villa Somalia Ee Fashilmay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News