qorilugudnews24.com
Shir-Weynihii Jaaliyaddaha Somaliland Ee Qaaradda Yurub Oo Ka Furmay Magaalada London Ee Caasimadda Dalka UK Iyo Wefti Uu Hoggaaminaayo Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb-Galay.
December 3, 2018 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Shir-Weynihii Jaaliyaddaha Somaliland Ee Qaaradda Yurub Ayaa Si Rasmi Ah Uga Furmay Magaalada London Ee Caasimadda Dalka UK, Shirkaas Oo Ay Ka Soo Qayb-Galeen Wefti Ballaadhan Oo Uu Hoggaaminaayo Madaxweyne Ku-Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici.
Daawo:—Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Iyo Waftigiisii Uu Hogaaminayay Oo Furay Shirkii jaaliyadaha Qaarada Europe Yurub
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News