qorilugudnews24.com
Asxaabtii Rag Ayaa Haysta, Mana Aha Asxaab Qaran Oo La Wada Leeyahay” Xildhibaan Indho-Indho.
December 5, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) Oo Ka Mid Ah Mudaneyaasha Golaha Guurtida Ee Somaliland Ayaa Sheegay In Ay Asxaabtii Reer Somaliland Rag U Xidhan Tahay, Isla Markaana Aan Lagu Tilmaami Karin Asxaab Qaran Oo La Wada Leeyahay, Wuxuuna Xaqiijiyey In Uu Miiska U Saaran Yahay Mooshin Ka Dhan Saddexda Xisbi Ee Ucid, Waddani Iyo Kulmiye.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News