qorilugudnews24.com
Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Ee Somaliland Oo Maanta Heshiis Saddex-Geesood Ah La Saxeexatay Shirkaddaha Somaliland Home Group Iyo GIZ.
December 5, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hay’adda Horumarinta Waddooyinka Ee Somaliland Ayaa Maanta Heshiis Saddex-Geesood Ah La Saxeexatay Shirkaddaha Somaliland Home Group Iyo GIZ, Kuwaas Oo Dhisi Doona Waddada Isku Xidha Magaalooyinka Hargeysa Iyo Kala-Baydh.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News