qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Maamul-Goboleedka Puntland Oo Laba Kooxood Loo Kala Saftay Iyo Halka Ay Sarto Ka Qudhuntay Oo Loo Sibir-Saaray Labada Masuul Ee Maamulkaasi Ugu Sareeya.
December 5, 2018 - Written by qoriadmin

Garoowe-(QorilugudNews24)-Maamul-Goboleedka Puntland Ayaa U Kala Saftay Laba Kooxood Oo Isku Lidi Ah Iyo Halka Ay Sarto Ka Qudhuntay Oo Loo Sibir-Saaray Labada Masuul Ee Maamulkaasi Ugu Sareeya, Waxaana Laga Cabsi Qabaa In Uu Dagaal Ba’ani Ka Dhex-Qarxo Labadan Kooxood.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News