qorilugudnews24.com
Weftigii Xukuumadda Somaliland Ee Booqashada Ku Joogey Magaalada London Ee Xarunta Dalka UK, Oo Maanta Kulan Ballaadhan La Yeeshay Baarlamaanka Dalkaasi Iyo Xubno Kale Oo Ka Socdey Xukuumadda Britain.
December 5, 2018 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Weftigii Xukuumadda Somaliland Ee Beryahanba Booqashada Ku Joogey Magaalada London Ee Xarunta Dalka Boqortooyada Ingiriiska, Ayaa Maanta Kulan Ballaadhan La Yeeshay Baarlamaanka Dalkaasi Iyo Xubno Kale Oo Ka Socdey Xukuumadda Britain, Kulankaas Oo Lagaga Wada Hadlay Qadiyadda Somaliland Iyo Sidii Loo Sii Wadi Lahaa Mucaawinooyinka Kala Duwan Ee Ay Xukuuumadda UK Siiso Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News