qorilugudnews24.com
Khilaaf Dhanka Cashuuraha Ah Oo Ka Dhex-Qarxay Degmooyinka Arabsiyo Iyo Alley-Baday Iyo Maamulka Gobolka Gebiley Oo Ku Fashimay In Uu Kala Dhex-Galo.
December 13, 2018 - Written by qoriadmin

Arabsiyo-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah, Dhallinyarada, Haweenka Iyo Maamulka Degmada Arabsiyo Ayaa Ka Hadlay Khilaaf Dhanka Cashuuraha Ah Oo Beyahanba U Dhexeeyey Degmooyinka Arabsiyo Iyo Alley-Baday Iyo Maamulka Gobolka Gebiley Oo Ay Ku Eedeeyeen In Uu La Saftay Dhinac, Isla Markaana Ku Fashilamay In Uu Arrintan Wax Ka Qabto, Waxa Kale Oo Ay Baaq U Direen Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News