qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Magaalada Berbera Oo Ay Maanta Mudaharaad Ka Dhigeen Dadka Guryaha Dawladda Iyo Hantida Qaranka Islahaansiiyey, Kuwaas Oo La Shir Yimi Xadiisyo Daciif Ah Oo Aan Ka Socon Doonin.
December 26, 2018 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Magaalada Berbera Oo Ay Maanta Mudaharaad Ka Dhigeen Dadka Guryaha Dawladda Iyo Hantida Qaranka Islahaansiiyey Ee Xalaalaystay, Kuwaas Oo La Shir Yimi Xadiisyo Daciif Ah Oo Aan Ka Socon Doonin, Waxa Kale Oo La Yaab Leh In Ay Magaaladii Berbera Ay Saldhig U Noqotay Mudaharaadyo Madhaleys Ah Oo Isdaba Joog Ah, Kuwaas Oo Ay Dabada Ka Riixayaan Siyaasiin Fashilmay Oo Iyagu Ku Mabay Hantidii Qaranka Ee La Wada Lahaa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News