qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Dad Mudaharaad Ka Dhigay Magaalada Berbera, Kuwaas Oo Ku Andacoonayey In Ay Yihiin Agoomihii SNM, Arrintaas Oo Dad Badan Ka Yaabisay.
December 26, 2018 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixisay Dad Mudaharaad Ka Dhigay Magaalada Berbera, Kuwaas Oo Ku Andacoonayey In Ay Yihiin Agoomihii Jabhaddii SNM, Arrintaas Oo Ay Bulshada Reer Somaliland Su’aalo Badan Iska Weydiinayso, Waxaana La Yaab Ku Noqotay In Ay Maanta Arkaan Dad Weli Ku Doodaya In Ay Yihiin Agoomihii SNM, (Horta Agoomaha SNM Ma Koraan Miyaa???), Cajiib, Arrintaasi Waxa Ay Fadeexad Ku Tahay Qaranka Somaliland Oo Dhan Iyo Jabhaddii Xaqu Dirirka Ahayd Ee SNM.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News