qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ballaadhan Oo Ka Socdey Dalka Turkiga Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland.
January 7, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wefti Ballaadhan Oo Ka Socdey Dalka Turkiga Oo Booqasho Ku Yimi Somaliland, Weftigaas Oo Uu Hoggaaminaayey Safiirka Dalka Turkiga U Qaabilsan Dalalka Somaliland Iyo Somalia Ambassador Mohamed Yelmet.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News