qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Turkiga Oo Maanta Qalab Caafimaad Oo Kala Duwan Ku Wareejiyey Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.
January 7, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wefti Ballaadhan Oo Ka Sodey DalkaTurkiga Oo Booqasho Ku Yimi Dalka Somaliland Ayaa Maanta Qalab Caafimaad Oo Kala Duwan Ku Wareejiyey Wasaaradda Caafimaadka Ee Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News