qorilugudnews24.com
Xoghayaha Gaashaandhigga Ee Dalka Britain Mr. Gavin Williamson Oo Bartiisa Twitter-ka Kaga Hadlay Kulankii Labada Dal Ee UK Iyo Somaliland.
January 7, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Gaashaandhigga Ee Dalka Britain Mr. Gavin Williamson Ayaa Bartiisa Twitter-ka Kaga Hadlay Kulankii Labada Dal Ee UK Iyo Somaliland, Kulankaas Oo Uu Sheegay In Ay Diiradda Ku Saareen Sidii Loo Sii Xoojin Lahaa Xidhiidhkii Soo Jireenka Ahaa Ee Ka Dhexeeya Labada Dal Ee UK Iyo Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News