qorilugudnews24.com
Dhul In Badan Lagu Muransanaa Oo Maanta Lagu Wareejiyey Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland.
January 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Dhul In Badan Lagu Muransanaa Ayaa Maanta Lagu Wareejiyey Wasaaradda Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland, Murankaas Oo U Dhexeeyey Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Wasaaraddaasi Waxbarashada.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News