qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Magaalada Caynaba Ee Xarunka Gobolka Saraar Oo Maanta Laga Dhagax-Dhigay Dhismaha Jamaacadda Cusub Ee Muuse Galaal University.
January 9, 2019 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Magaalada Caynaba Ee Xarunka Gobolka Saraar Ayaa Maanta Laga Dhagax-Dhigay Dhismaha Jamaacadda Cusub Ee Muuse Galaal University, Jaamacaddaas Oo Uu Dhismaheeda Maal-Gelinaayo Mr. Maxamed Jaamac Galaal Iyo Guruubkiisa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News