qorilugudnews24.com
Dalalka Turkiga Iyo Maraykanka Oo Qarka U Saraan Dagaal Ba’an Oo Ka Dhex Qarxa Iyo Hadallo Kul-Kulul Oo Hawada La Isu Mariyey.
January 10, 2019 - Written by qoriadmin

Ankara-(QorilugudNews24)-Dalalka Turkiga Iyo Maraykanka Ayaa Qarka U Saraan In Uu Ka Dhex Qarxo Dagaal Ba’an Oo Lagu Hoobto Iyo Hadallo Kul-Kulul Oo Hawada La Isu Mariyey, Arrintaas Oo Salka Ku Haysa Waxa Uu Noqon Doono Mustaqbalka Kooxa Kurdiyiinta Ee Ka Dagaalama Dalka Suuriya, Kadib Marka Ay Halkaasi Ka Baxaan Ciidamada Dalka Maraykanku.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News