qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Hay’adda Soo Dejiya Daawooyinka Ee DIWA, Dr. Yuusuf Ducaale Barre Oo Sheegay In Aanay Wax Shaqo Ah Ku Lahay Daawootin Been Abuur Ah Oo Lagu Qabtay Madaarka Hargeysa
January 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Hay’adda Soo Dejisa Daawooyinka Ee DIWA, Dr. Yuusuf Ducaale Barre Iyo Xubno Kale Oo Ka Mid Ah Hay’addaas Oo Maanta Xafiiskooda Magaalada Hargeysa Kula Hadlay Warbaahinta Ayaa Iska Fogeeyey Eedeynta Loo Soo Jeediyey Shirkaddaha Daawooyinka Soo Waarida, Ayaa Iska Fogeeyey In Ay Wax Shaqo Ah Kuleeyihiin Warka La Xidhiidha Dawooyinka Been Abuurka Ah Ee Lagu Qabtay Madaarka Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News