qorilugudnews24.com
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan Oo Gaashaanka Ku Dhuftay In Uu Qaabilo Siyaasiga John Bolton Oo Ah La-Taliyaha Amniga Qaranka Ee Madaxweynaha Maraykanka (Xogta Dahsoon).
January 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Dalkaasi Turkiga Recep Tayyip Erdoğan Ayaa Gaashaanka Ku Dhuftay In Uu Qaabilo Siyaasiga John Bolton Oo Ah La-Taliyaha Amniga Qaranka Ee Madaxweynaha Maraykanka, Arrintaas Oo Ku Timi Sababo La Xidhiidha Kurdiyiinta Syria (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News