qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Dab Xooggan Oo Caawa Qabsaday Suuqa Weyn Ee Bakaaraha Ee Magaalada Muqdisho Iyo Kooxa Gurmadka Oo La Tacaalaya.
January 10, 2019 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Wararka Naga Soo Gaadhaya Magaalada Muqdisho Ee Xarunta Maamulka Villa Somalia Ayaa Sheegaya In Caawa Fiidkii Uu Dab Xooggani Ka Kacay Suuqa Weyn Ee Bakaaraha, Kaas Oo Ay Bakhtiintiisa Weli La Tacaalayaan Kooxa Gurmadka Iyo Dab-Damisku, Dabkaas Oo Sida La Xaqiijiyey Sababay Khasaare Baahsan Oo Hantiyeed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News