qorilugudnews24.com
Xisbiga Ucid Oo Bilaabay Qabyaaladdii Iyo Dhaqan Xumadii Lagu Yaqaanay Reer Hargeysa, Maalin Kastana Warbaahinta La Soo Fadhiya Eedo Madhaleys Ah Oo Ka Dhan Ah Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Beelaha Habar-Jeclo.
January 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiga Ucid Ayaa Bilaabay Qabyaaladdii Iyo Dhaqan Xumadii Lagu Yaqaanay Reer Hargeysa, Gaar Ahaan Xaafadda Dumbulluq, Kaas Oo Maalin Kasta Warbaahinta La Soo Fadhiya Eedo Madhaleys Ah Oo Ka Dhan Ah Siyaasiyiinta Ka Soo Jeeda Deegaanada Beelaha Habar-Jeclo, Xisbigaas Oo Maalmihii Ugu Dambeeyey Ajande Siyaasadeed Ka Dhigtay Canjarafaynta Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Qoyska Ee Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Iyo Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Ee Somaliland Md. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf, Kuwaas Oo Aan Sacabo Yar-Yar Lagu Qaran Kari Doorka Sharafiifka Ah Ee Ay Kaga Jiraan Hawlaha Qaranka Ee Loo Igmaday, Isla Markaana Ay Bulshadu Mahadisay.
Haddaba Xisbiga Ucid Iyo Taageerayaashiisu Ha Ogaadeen Maantaba In Si Qaawan Loo Wada Hadli Doono, Isla Markaana La Isku Waajihi Doono Dagaal Qadhaadh Oo Dhanka Saxaafadda Ah, Haddii Ay Deg Deg Uga Tanaasuli Waayaan Dhaqamada Xun Xun Ee Ku Salaysan Curfiga Iyo Qabyaaladda Qaawan Ee Ay Ku Beegsanayaan Haldoorka Iyo Dadka Biri Ma Geydada Ah Ee Beelaha Habar-Jeclo.
Ugu Dambaayn Waxaan Leeyahay ”Ooyi Doonow Aayar Joog”.

By: Cabdillaahi Xasan Libaax (Digtoorka).
Burco/ Somaliland.

COMMENTS
Latest News