qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Jawaab Adag Ka Bixisay Hadallo Ka Soo Yeedhay Maamul-Goboleedka Soomaaliya Ee Majeerteeniya.
January 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Jawaab Adag Ka Bixisay Hadallo U Muuqdey Caal-Waa Oo Ka Soo Yeedhay Maamul-Goboleedka Soomaaliya Ee Majeerteeniya, Kuwaas Oo Aan Waxba Ka Duwaneyn Hadalladii Horeba Uga Soo Yeedhi Jirey, Isla Markaana Aan Wax Miisaan Ah Lahayn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News