qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Laga Diyaariyey Dhismaha Waddada Siilaanyo Road Ee Isku Xidha Gobollada Togdheer Iyo Sanaag.
January 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Laga Diyaariyey Dhismaha Waddada Siilaanyo Road Ee Isku Xidha Gobollada Togdheer Iyo Sanaag, Waddadaas Oo Ay Durba Mahadiyeen Dhammaan Bulshada Reer Somaliland Ee Deegaanadaasi Ku Dhaqan, Taas Oo Meesha Ka Saartay Dhibtii Iyo Diiftii Ay Bulshadaasi Inta Badan Wehelka La Ahayd.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News