qorilugudnews24.com
Xisbiyada Kulmiye Iyo Ucid Oo Maanta Wada Gaadhey Heshiis Ka Kooban Shan Qodob Oo Ku Saabsan Doorashada Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Somaliland.
January 11, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye Ayaa Maanta Wada Gaadhey Heshiis Ka Kooban Shan Qodob Oo Ku Saabsan Doorashada Goleyaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Somaliland, Qodobadaas Oo Ay Ka Mid Yihiin In Ay Doorashadu Dhacdo 11-Ka Bisha November Ee 2019-Ka.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News