qorilugudnews24.com
Gabaygii Sababta U Noqday Xadhigga Abwaan Abees Oo Ay Maanta Ciidamada Ammaanka Ee Magaalada Hargeysa Xabsiga U Taxaabeen.
January 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Ammaanka Ee Magaalada Hargeysa Ayaa Maanta Xabsiga U Taxaabay Abwaan Cabdiraxmaan Abees, Iyada Oo Xadhigiisa Lala Xidhiidhinayo Gabay Uu Habeenkii Xalay Ahaa Ka Tiriyey Hotel Maansoor, Gabaygaas Oo Uu Ku Sheegay In Ay Ciidamadii Booliska Ee Somaliland Isu Bedeleen Magafeyaal Iyo Saldhigyadii Booliska Oo Noqday Meel Dadka Lagu Baadho.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News