qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xisbiga Waddani Oo Mar Kale Taageeray Shirkii Somali Heritage Ee Lagu Qabtay Jabuuti, Kaas Oo Si Weyn Loogu Xaqiray Qadiyadda Somaliland Iyo Ninkan U Waashay Jabhaddaha.
January 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xisbiga Waddani Ayaa Mar Kale Taageeray Shirkii Somali Heritage Ee Dhawaan Lagu Qabtay Dalkaasi Jabuuti, Kaas Oo Si Weyn Loogu Xaqiray Qadiyadda Iyo Gooni Isu Taagga Somaliland Iyo Ninkan U Waashay Jabhaddaha Iyo Somaliweyn, Arrintaas Oo Muujinaysa Sawirka Dhabta Ah Ee Uu Leeyahay Xisbiga Waddani.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News