qorilugudnews24.com
Waxa Jira Dhallinyaro Badan Oo Reer Somaliland Ah Oo Laga Maamulo Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Villa Somalia Mr. Farmaajo.
January 12, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-Gelinta Iyo Arrimaha Qoyska Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani Oo Maanta Xafiiskeeda Magaalada Hargeysa Kula Hadashay Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Ayaa Sheegtay In Ay Jiraan Dhallinyaro Reer Somaliland Ah Oo Laga Xukumo Xasiiska Madaxweynaha Maamulka Villa Somalia Mr. Farmaajo, Kuwaas Oo Loo Soo Kiraystay, Isku Dirka Iyo Kala Fogeynta Beelaha Reer Somaliland Iyo Sidoo Kale Faafinta Dacaayadaha Raqiiska Ah Ee Ka Dhanka Ah Qaranka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News