qorilugudnews24.com
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sool Oo Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Laascaanood, Halkaas Oo Ay Xukuumadda Somaliland Ka Wado Mashaariic Kala Duwan.
January 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Sool Md. Cabdiqani Maxamuud Jiidhe Ayaa Maanta Kormeer Shaqo Ku Tegey Cusbitaalka Guud Ee Magaalada Laascaanood, Halkaas Oo Ay Xukuumadda Somaliland Ka Wado Mashaariic Kala Duwan Oo Horumarineed.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News