qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Mr. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Sheegay In Xisbigooda Laga Caydhiyey Guddoomiye Ku-Xigeenkii Koowaad Ee Xisbigaasi Mr. Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni.
January 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Arrimaha Gudaha Ee Xisbiga Ucid Mr. Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Oo Maanta La Hadlaayey Qaar Ka Mid Ah Warbaahinta Ayaa Sheegay In Xisbigooda Laga Caydhiyey Guddoomiye Ku-Xigeenkii Koowaad Ee Xisbigaasi Mr. Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, Kaas Oo Lagu Eedeeyey In Uu U Ololeynaayey Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani, Arrintaas Oo Ka Soo Horjeeda Xeerka Xisbiga Daryeelka Iyo Cadaaladda Ee Ucid.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News