qorilugudnews24.com
Magaaladii Hargeysa Oo Ay Ka Dilaaceen Kooxo Budhcad Ah Oo Abwaano Sheeganaya, Kuwaas Oo Afka Isku Daray, Kadib Markii Sida La Sheegay Laga Jaray Lacago Baad Ah Oo Ay Ku Barteen Xukuumadihii Hore.
January 14, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Magaaladii Hargeysa Ayaa Waxa Ka Dilaacay Kooxo Budhcad Ah Oo Abwaano Sheeganaya, Kuwaas Oo Afka Isku Daray, Kadib Markii Sida La Sheegay Ay Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi Ka Jartay Lacago Baad Ah Oo Ay Ku Barteen Xukuumadihii Hore Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News