qorilugudnews24.com
Guddida Beelaha Habar-Jeclo Iyo Waxgarad Kale Oo Si Adag Uga Hadlay Ganacsade Dhawaan Lagu Afduubay Deegaanada Maamul-Goboleedka Puntland, Kaas Oo Hadda Xoriyaddiisii Dib U Helay.
January 22, 2019 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Guddida Beelaha Habar-Jeclo Iyo Qaar Ka Mid Ah Waayeelka Gobolka Sanaag Ayaa Si Adag Uga Hadlay Ganacsade Dhawaan Lagu Afduubay Deegaanada Maamul-Goboleedka Puntland, Kaas Oo Hadda Xoriyaddiisii Dib U Helay, Digniina U Diray Cid Kasta Oo Ku Hawlan Falal Noocaas Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News