qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Wasiir Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Oo Ay Xaaskiisii Caawa Ku Geeriyootey Magaalada Hargeysa.
January 22, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Tacsi Tiiraanyo Leh U Diray Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Kalluumaysiga Ee Somaliland Md. Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi Oo Ay Xaaskiisii Safiya Maxamed Faarax (Safiya Japan) Caawa Ku Geeriyootey Magaalada Hargeysa, Wuxuuna Madaxweynuhu Illlaahay Uga Baryey In Uu Marxuumadda U Naxariisto, Saygeedii, Carruurtii, Qoyskii, Qaraabadii Iyo Asxaabtii Ay Ka Baxdayna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo…Aamiin.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News