qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Caleemo-Saarka Ugaaska Guud Ee Beelaha Axmed Sheekh Isaxaaq (Toljecle), Ugaas Naasir Ugaas Maxamed Xasan, Kaas Oo Lagu Caleemo-Saaray Deegeenka Ruka Ee Dalka Ethiopia.
January 24, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Caleemo Saarka Ugaaska Guud Ee Beelaha Axmed Sheekh Isaxaaq (Toljecle), Ugaas Naasir Ugaas Maxamed Xasan Qaalib, Kaas Oo Dhawaan Lagu Caleemo-Saaray Deegeenka Ruka Ee Dawlad-Deegaanka Soomaalida Ethiopia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News