qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Xildhiban Siciid Cartan Oo Dekedda Magaalada Berbera U Haysta Hanti Ay Reerkoodu Leeyihiin Iyo Dhaxal Aabahood Uga Dhintay.
February 4, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Waxa Jira Shaqsiyaad Badan Oo Uu Ka Mid Yahay Xildhiban Siciid Cartan Cismaan Oo Dekedda Magaalada Berbera U Haysta Hanti Ay Reerkoodu Leeyihiin Iyo Dhaxal Aabahood Uga Dhintay, Isla Markaana Uu Iyaga Xil Gaar Ahi Ka Saaran Yahay, Kuwaas Oo Iska Indho Tiraya, In Dekedda Magaalada Berbera Iyo Haamaha Kaydka Shiidaalkuba Ay Yihiin Hanti Uu Qaranka Somaliland Wada Leeyahay, Masuulna Ay Ka Yihiin Hadba Cidda Uu Qaranku U Igmday Ee Tallada Dalka Lagu Aaminey, Ayna Muddan Tahay In Iyaga Lagula Xisaabtamo Masuuliyaddaas Culus Ee Dusha Laga Saaray, Haddaba Taas Waa In Loogu Dhaarto Siciid Cartan Iyo Inta Kale Ee Fikirkaas Aaminsan!!!!.
Haddaba Saaxiibayaal Faalladu Waa Idinka Xaggiina…

Isha Ku Hay Warbaahinata Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News