qorilugudnews24.com
Fadeexad Culus: Shacabka Magaalada Hargeysa Oo Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey Maayirkoodii Oo Ku Dhex Gamay Shir Caalami Ah Oo Uu Kaga Qayb-Gelaayey Magaalada Brussels Ee Dalka Belgium.
February 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Shacabka Ku Dhaqan Magaalada Hargeysa Ayaa Aragtiyo Kala Duwan Ka Bixiyey Maayirkoodii Oo La Sheegay In Uu Ku Dhex Gamay Shir Caalami Ah Oo Uu Kaga Qayb-Gelaayey Magaalada Brussels Ee Dalka Belgium, Maayirkaas Oo Fadeexad Culus U Soo Jiidey Magaaladii Uu Metelaayey Iyo Guud Ahaan Shabka Reer Somaliland.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News