qorilugudnews24.com
Hoggaanka Xisbiga Kulmiye Oo War Ka Soo Saaray Xabaasha Kulmiye Ee Laga Qodaayo Magaalada Boorame Ee Galbeedka Somaliland.
February 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Mr. Mustafe Maxamed Yoonis (Mustafe Waxda) Ayaa Xubnaha Golaha Dhexe Ee Xisbigaasi Ugu Baaqay In Ay Ka Soo Xaadiraan Xarunta Xisbiga Kulmiye Ee Magaalada Hargeysa, Si Ay U Qaataan Kaadhka Aqoonsiga Ee Shirka Boorame.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News