qorilugudnews24.com
Maareeyaha Dekedda Magaalada Berbera Oo Beeniyey Hadallo Ka Soo Yeedhey Kooxaha Ka Soo Horjeeda Horumarka Somaliland Ee Saxaafadda Ka Buuqa Sida Rooxaanta, Sidoo Kalena Sheegey In Uu Socdo Dhismihii Dekedda Cusub.
February 8, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Maareeyaha Dekedda Magaalada Berbera Mr. Xasan Siciid Cabdillaahi Ayaa Waxba Kama Jiraan Ka Dhigay Hadallo Ka Soo Yeedhey Kooxaha Horumar-Diidka Ah Ee Saxaafadda Ka Buuqa Sida Rooxaanta, Waxa Kale Oo Uu Sheegey In Dhismihii Dekedda Cusub Ee Magaalada Berbera Uu Bilowday Bishii NOV, Ee Sannadkii Hore Ee 2018-kii, Isla Markaana Uu Dhammaan Doono Bisha Agoosto Ee Sannadka 2020-ka.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News