qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qabilay Ergeyga Dawladda Turkiga Ee U Qabilsan Wada Hadallada Somaliland Iyo Maamulka Villa Somalia.
February 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qabilay Ergeyga Dawladda Turkiga Ee U Qabilsan Wada Hadallada Somaliland Iyo Maamulka Villa Somalia, Kaas Oo Maanta Soo Gaadhey Magaalada Hargeysa.


Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News