qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Munaasibadda Caleemo-Saarka Caaqil Dayib Mowliid Axmed Oo Ay Dooratay Beesha Reer Xuseen Xasan Oo Ka Mid Ah Beelaha Axmed Sheekh Isaxaaq (Toljecle).
February 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Muuqaal Ku Saabsan Munaasibadda Caleemo-Saarka Caaqil Dayib Mowliid Axmed Oo Ay Dooratay Beesha Reer Xuseen Xasan Oo Ka Mid Ah Beelaha Axmed Sheekh Isaxaaq (Toljecle), Kaas Oo Maanta Lagu Caleemo-Saaray Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News