qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Qaliin Uu Noociisu Ku Cusub Yahay Dhulka Ay Soomaalidu Degto Oo Laga Fuliyey Magaalada Hargeysa, Kaas Oo Lagu Sameeyey Harimacad Uu Dhaawac Ka Soo Gaadhey Lugta.
February 10, 2019 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaliin Uu Noociisu Ku Cusub Yahay Dhulka Ay Soomaalidu Degto Ayaa Lagu Fuliyey Cusbitaal Ku Yaalla Gudaha Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland, Kaas Oo Lagu Sameeyey Harimacad Uu Dhaawac Ka Soo Gaadhey Lugta, Isla Markaana Dhakhaatiirta Qalaysey Laga Keenay Dalka Czech Republic Ee Ku Yaalla Qaaradda Yurub.

Isha Ku Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News